Kusoo dhawow shirkadda Dhay ee 100% saafiga ah, tayadooda la hubo oo lagu diyariyey karkariyey qalab heerkulkoodu aad u sarreeyo (UHT) si looga dhigo dhibic kasta mid aad u tayo sareysa, badqabta, oo nafaqo badan.

Maxaad ku dooranaysaa Caanaha Dhay (UHT)?

100% Caano Lo’aad oo Saafi ah – Bilaa buddo, aan waxba lagu darin, aan waxba laga baddelin.

Dabool Giijisan oo Ilaalinaya Dhayda, waxay u dhowraysaa dhadhanka iyo tayada 12 bilood.
Wax ku badan Nafaqadooyinka muhiimka ah waxaana ku jira borotiino, kaalshiyam, fiitamiinada A& D.
Caanaha dhay waxay ku haboon yihiin qof kasta haddii ay ahaan lahaayeen caruurta, dadka waaweyn, qoysaska iyo ciyartoyda.

Shirkaad Ahaan

Dhay waxa la aas-aasay 2025 iyaddoo laga jawaabayo baahida kordhaysa ee loo qabo caano tayadoodu aad u sarayso iyo dadaalka kor loogu qaadayo heerarka wax soo-saarka caanaha. Laga bilaabo maalintii koobaad, hadafkeenu wuxuu ahaa in la gaadhsiiyo qoys kasta caano saafi ah, nafaqo badan, oo dhay ah isla markaana la isku halayn karo.

Caanaha Dhay ee tayada sare leh waxaa laga keenaa beeraha wax soo-saarka caanaha ee Yurub, oo qayb kasta waxaa lagu sameeyaa baaritaan xoogan oo tayada lagu hubiyo iyadoo la isticmaalayo qalab tiknoolajiyad heer sare ah si loo hubiyo saafinimada, badqabka, iyo sii haynta dhaynimadooda.
Waxaanu aaminsanahay in caanuhu yeeshaan gabi ahaanba dhadhan caafimaad leh. Taasi waa sababta aanu u ilaalino labeenta dabiiciga iyo asalka nafaqada oo siinaysa qoysaska caano aad u tayo wacan.

Faa’idooyinka Canaha Dhay

Muddo Aanay Isbaddelayn 12 bilood markaan la furin

Wax tallaagad ah looma baahna – Waxay ku wacan yihiin safarrada, xaaladaha degdega, iyo kaydinta.

Waxba laguma darin kaliya waa caano saafi nadiif ah.

Noocyada Caanaha

Caano dufan leh (3.5%)

Caano 3.5% dufan oo nafaqo leh oo loogu talagalay qoysaska jecel dhadhanka macaan iyo kareemka. Aad ugu fiican cabitaannada, karinta, qaxwada, cabitaannada fudud iyo waxyaabo kaloo badan.

Astaamaha Muhiimka ah

Caano Dufan Yar (0.5%)

Caano qafiif ah caafimaadna u leh dadka caano dufanta yar isticmaala, si ay dufanta iska yareeyaan.

Astaamaha Muhiimka ah

Nafaqada laga heli karo

Baakad leh waxa kasta uu jidhkaagu u baahan yahay
Koob kasta waxa ku jira nafaqo isku dheeli-tiran oo muhiim u ah caafimaadka jidhkaaga:

Cuntooyinka & Dhiirigalinta

Ku nafis caanaha dhay Markasta

Xidhiidhin & Su,aalaha badanaa la isweydiiyo

Xidhiidhin

Waxaa naga lasoo xiriiri kartaan cinwaanada hoos ku qoran

Su’aalaha Badanaa La Isweydiiyo

Caanaha UHT waxba laguma daro, wa 100% saafi.
Maya, Kaliya kadib marka la furo.
Haa, waa nafaqo u fiican caruurta hal sano ka weyn.
Scroll to Top